Rakaab dhaawac gubasho ah ka soo gaaray dabkii

Ugu yaraan labo qof ayaa la xaqiijiyey inuu dhaawac gubasho ka soo gaaray, kadib, markii  uu dab  ka kacay mid ka mid ah Diyaaradaha Shirkadda Daallo Airlines